Xogwareysi-Doodda Musharaxiinta Madaxweyne ee Soomaaliya 2022

brown and white love letter

Xogwareysi

Mudane/Marwo, ujeeddada laga leeyahay cilmi baaristan ayaa ah in dadweynaha laga aruuriyo aragtiyadooda ku aaddan caqabadaha ka jira dalka sida arrimaha ganacsiga, dhaqaalaha, garsoorka, amniga, arrimaha dibadda, abaaraha, dib u heshiisiinta iyo wada hadalada Somalia/Somaliland. Adiga oo mahadsan, fadlan nooga jawaab su’aalaha hoos ku xusan.

1. Maxay kula tahay inay yihiin dhibaatooyinka ugu waaweyn ee dhanka dhaqaalaha ee maanta ka jira waddanka?

  1. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  2. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  3. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  4. ………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………

2. Aragtidaada, maxaa hortaagan hirgelinta garsoorka Somalia si shacabku u helaan hey’ad garsoor oo lagu kalsoonaan karo?

  1. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  2. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  3. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

3. Aragtidaada, maxaa hortaagan dhameystirka dastuurka

  1. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  2. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  3. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

4. Mas’uuliyadda ugu weyn madaxweynaha soo socda waa in uu gaarsiyo waddanka ‘qof iyo cod’, maxay tahay caqabadaha horyaal si loo hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah?

  1. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  2. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  3. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

5. Muxuu yahay fikirkaaga ku aaddan caqabadaha amni ee dalka ka jira?

  1. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  2. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  3. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

6. Aragtidaada, ma noo sheegi kartaa , qalqalka amni ee dalka uga imaan kara dibadda?

  1. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  2. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  3. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

7. Maxaad ka leedahay in amniga waddanka ay iminka mas’uul ka yihiin ciidamo ajanabi ah?

  1. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  2. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  3. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

8. Waa maxay caqabadaha horyaal in dadka Soomaaliyeed loo sameeyo dib u heshiisiin dhab ah si loo helo bulsho isku aamin qabto oo u diyaar ah inay wax wada qabsadaan?

  1. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  2. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  3. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

9. Marka aad eegto siyaasadda arrimaha dibadda ee dalka, maxaa kuu muuqda oo aad isleedahay dhib ayaa ka jira oo saameyn ku leh dalka?

  1. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  2. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  3. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

10. Aragtidaada, sidee baa looga miro dhallin karaa wada hadaladda Somalia/Somaliland?

  1. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  2. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  3. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

11. Qaabkee kuula habboon oo aad isleedahay wax baa looga qaban karaa abaaraha ku soo noqnoqday dalka?

  1. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  2. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  3. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.