Xogwareysi-Doodda Musharaxiinta Madaxweyne ee Soomaaliya 2022
Xogwareysi Mudane/Marwo, ujeeddada laga leeyahay cilmi baaristan ayaa ah in dadweynaha laga aruuriyo aragtiyadooda ku aaddan caqabadaha ka jira dalka sida arrimaha ganacsiga, dhaqaalaha, garsoorka, amniga, arrimaha dibadda, abaaraha, dib u heshiisiinta iyo wada hadalada Somalia/Somaliland. Adiga oo mahadsan, fadlan nooga jawaab su’aalaha hoos ku xusan. 1. Maxay kula tahay inay yihiin dhibaatooyinka ugu waaweyn …
Xogwareysi-Doodda Musharaxiinta Madaxweyne ee Soomaaliya 2022 Read More »